Sanatar Faroole oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdigiisa Magaalada Garowe

0
324
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo wafdigiisa, booqashada shaqo ku jooga Magaalada Garowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, ayaa Caawa waxaa casho sharaf ku maamuusay Madaxweynahii hore ee Puntland, Sanatar Cabdiraxmaan Faroole, oo ka tirsan Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.