
Ciidanka kumaandoska Gor-gor iyo ilaalo Qaran Ayaa ka sameeyey howlgal sifeyn ah Degmadda Buula barde Daafaheeda
Howlka ayaa waxaa siwadajir ah u hogaaminaaye Taliyaha Ururka 291aad ilaalo qaran G/le Cali Cadde iyo Abaanduulaha ururka 8aad guutada 18aad kum gorgor L/X/LE Naqiib Abdullahi Hersi iyagoo soomaray Tuulooyinka hoostaga Deg Buula barde Degaanadaas waxaa kamid ah biyo madoobe aarlees qurac jiif ilaa jiinka wabiga






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







