Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo yeeshay Kulan looga hadlayo Xoojinta amniga bisha Ramadaan

355

aliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Caasimada Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoominayaya Shirka amniga Caasimada kaasi oo lagu qabatay Xarunta Dowlada Hoose ee Xamar,

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka Banaadir, Saraakiisha Boliiska, Nabad sugida iyo Gudoomiyaasha Dagmooyinka Ee Gobolka Banaadir,

Ujeedka Shirkan ayaa ahaa sidii loo adkeeyn lahaa amniga caasimada iyo Nawaaxigeeda maadama ay nagu soo Food leedahay Bisha barakeysan ee Ramadaan.