
Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay shabakad isku xiran oo qalab u waday kooxaha argagixisada Khawaarijita, gaar ahaan Al-Shabaab ee ku sugan buuraha Galgala ee maamulkaasi.
Kooxdan oo ka kooban 5 qof oo mid kamid ah ay tahay haweeney ayaa lagu qabtay koontaroolka galbeed magaalada Garoowe.
Magacyada shanta qof oo sawirradooda lasoo bandhigay ayaa lagu kala sheegay
1-Faisa Cali Maxamed,
2-Cabdi Axmed Cusmaan
3-Haaddi Cumar Cilmi,
4-Cabdi Maxamuud Cali,
5-Saalax Cabdulqaadit Mahad
Qalabka ay gacanta ku dhigeen laamaha amaanka ayaa ahaa mid kooxda khawaarijita Al shabab ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







