wareegto kasoo baxday wasaarada shaqada iyo shaqaalaha oo lagu hakiyay qaar kamid ah shaqaalaha rayidka

2359

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada sadiiq xirsi warfaa ayaa lagu faray wasaaradda Maaliyadda in la hakiyo dhamaan mushaaraadka iyo gunnooyinka shaqaalihii aanan marin madax-tirinta shaqaalaha rayidka dowladda (diiwaangelintii u dambeysay), si go’aanka ku haboon looga qaato habraacooda shaqaaleysiinta