
Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada sadiiq xirsi warfaa ayaa lagu faray wasaaradda Maaliyadda in la hakiyo dhamaan mushaaraadka iyo gunnooyinka shaqaalihii aanan marin madax-tirinta shaqaalaha rayidka dowladda (diiwaangelintii u dambeysay), si go’aanka ku haboon looga qaato habraacooda shaqaaleysiinta



![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







