Xilliga la billaabayo doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi oo la shaaciyay

987

Waxaa maanta tababar u bilaabanaya qaar kamid ah ergooyinka dooranaya golaha shacabka ee metalaya gobolada waqooyi .

Sidoo kale ergada ayaa qaadan doona taba bar hal maalin ah, iyadoona labari doona hababka codeenta doorashada .

Maalinta berito ayaa lagu wadaa in doorashada ugu horeysa ee xildhibaanada golaha shacabka lagu qabto magaalada caasimadda Muqdisho.

Cabdishakuur Abiib Xayir oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa horay shaagay in doorashada maalinta beri dhacayso ay ku loolami doonaan Xubno uu kamid yahay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed