Sheekh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxman Cabdishakuur oo Digniin ka soo Saarey Iibsiga Dhulka Sharci Darada ah

0
306

Madaxwayne Hore Sheikh Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaare Hore Xasan Cali Khayre iyo Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame ayaa Digniin Adag u diray Ganacsatada Iyo Shakhsiyaadka Sida Sharci darada ah u iibsanaya Dhulka Danta Guud ee Xasan Sheikh Maxamuud iyo Kooxdiisa Sida boobka ah u xaraashanayaan.