Wasaarada Garsoorka Cadaalada iyo Arimaha Diinta jubbaland ayaa waxa ay shacabka jubbaland ugu baaqday in ay ka soo qeeb galaan isu soo bax ale lagu weediisanayo roob
Wasaaradu ayaa waxa ay cilaamisay in maalinta khamiista lisku soo baxo iyagoo shacabka magaalada kismaayo ay iskugu imaan doonaan Goob fagaaro ah
Agaasimaha waaxda diinta iyo awqaafta ee wasaarada garsoorka Cadaalada iyo arimaha Diinta Dowlad Goboleedka jubbaland oo si toos Ah bulshada ku nool jubbaland ugu la hadlay Radio kismaayo codka jubbaland ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka soo qeeb galaan isu soo Baxa roob doonka