Jubbaland oo ku dhawaaqay isu soo bax roob doon

1184

Wasaarada Garsoorka Cadaalada iyo Arimaha Diinta jubbaland ayaa waxa ay  shacabka  jubbaland ugu baaqday in ay ka soo qeeb  galaan isu soo bax ale lagu weediisanayo roob

Wasaaradu ayaa  waxa  ay cilaamisay in maalinta khamiista  lisku soo baxo iyagoo shacabka magaalada kismaayo ay iskugu  imaan doonaan Goob fagaaro  ah

Agaasimaha waaxda diinta iyo awqaafta ee wasaarada garsoorka Cadaalada iyo arimaha Diinta Dowlad  Goboleedka jubbaland oo si toos Ah bulshada ku nool jubbaland  ugu la hadlay  Radio kismaayo codka jubbaland ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka soo qeeb galaan  isu soo Baxa roob doonka