Faahfaahin dheeraad howlgalladii ugu cuslaa oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidamada Dowladda Jubaland iyo Ciidanka Xoogga Dalka (CXD)

0
148

WARBIXINTA GUUD EE HOWLGALLO JUBALAND AY KA FULISAY JUBOOYINKA

JUBADA HOOSE
• Qalley
• Qalaawiley
• Qumbi
• Weel-marow
• Caano-Boore
• Farshabeel

JUBADA DHEXE
• Guduudey
• Bilisa
• Hargaysa-Yareey

DHIMASHO
Waxaa la dilay 43 Saraakiil oo ka tirsan wardoonka AS ee heer Gobal.

DHAAWAC
Waxaa la dhaawacay 27 xubnood oo kooxda ah

Qaar kamid ah magacyada Saraakiisha AS heer Gobal ee la xaqiijiyey:
1. Cabdi Amare (Salmaan)
2. Maxamed Shilow
3. Nuur Dhabar Macalin Khaalid