
Magaalada Kismaayo waxaa goordhow soo gaaray Wafdi Ballaaran oo uu hogaaminayay Reysalwasaare hore Maxamed Xuseen Rooble islamarkaana uu qeyb ka ahaa Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamrd Islaam ayaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Masuuliyiintaasi sidoo kale qeybaha Bulshada Jubbaland ahaa safar dhaadheer u galay soo dhaweenta masuuliyiintaasi.










![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







