Wasiirka arimaha Gudaha federaalka & Dib u heshiisiinta Jubbaland oo kormeer shaqo ku tahay Dhismaha Xarunta cusub ee Wasaaradda

0
277

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Jubbaland Mohamed Ogle uu waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Abdiwaaxid Macamed dhaqane iyo qaar ka mid Hawalwadeenada Wasaaradda ayaa kormeer shaqo ku tahay Dhismaha Xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Jubbaland oo dhawaan xariga laga jari doono.

Wasiirka iyo Agaasimaha ayaa warbixno ka dhageestay eng ka gacanta ku haya dhismaha Wasaaradda isagoo ugu warbixiyay dhismaha iyo halkuu marayo.

Dawladda Jubaland ayaa Gacana khawaarijta kula dagaalamaysa Gacanta kalana dismaha Jidadka iyo Xarumaha Dawladda ku hormarinaysa.