Madaxwaynaha Jubbaland oo magacaabey gudoomiye kuxigeenka arimaha horumarinta mashaariicda

0
476

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa u magacaabay Aadan Maxamed Mungaay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Horumarinta Mashaariicda iyo Xiriirka Hay’adaha ee Gobolka Gedo.