Gudoomiyaha Luuq ee Gobalka Gedo oo wada hubinta tayada adeega waxbarashada ee degmada

102
Gudoomiyaha degmada Luuq oo muddooyiinkii u dambeeyay ku howlanaa kormeer uu k utagayay Iskuulada kuyaalla degmada Luuq ayaa maanta booqasho kutagay dugsiga hoose iyo dhexe ee a
Al-furqan waxana halkaasi kusoo dhaweeyay maamulka iskuulka iyo qaar kamid ah ardayda.
Gudoomiyaha degmada Luuq Daahir Muxumed Nuur ayaa kula dardaarmay ardayda iney dadaalaan islamarkaana ay u dhago nug laadaan awaamiirta macalimiinta iyo waalidka intaba, waxaana uu sheegay gudoomiyaha in maamulkiisa ay garab taagan yihiin dhammaan goobaha waxbarashada isagoo xusay in ay yihiin halka laga soo saaro hoggaanka gobolka iyo guud ahaan dalka.