degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose maalinki labaad si caadiya uga socda Ururka Dhallinyarada degmada Afmadow ayaa qayb ka ah olole nadaafadeedkan,

72
Waxaa maalinki labaad si caadiya uga socda degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose barnaamijka tartanka Xus oo Xaaqo oo dhammaan ka socda degmooyinka dalkeena.
Ururka Dhallinyarada degmada Afmadow ayaa qayb ka ah olole nadaafadeedkan, oo ay ku hirdamayaan degmooyinka dalka, Dhallinyaradan ayaana ku hanwayn inay ku guuleystaan tartanka xus oo xaaq deegaankaaga.
Dhallinyaradan iskood isku xilqaamay ayaa wada howlo nadaafadeed oo ballaaran, waxa ayna maanta ka sameeyeen guud ahaan xaafadaha ay magaalada ka koobantahay.