
Gudoomiyaha degmada Baladxaawo mudane Cabdicasiis Xared Cabdulaahi oo uu wehlinayo Taliyaha Saldhiga Booliska degamda L/xidigle Cali Muxumed Daahir ayaa daah-furay ciyaar saaxibtinimo oo u dhaxeysay kooxaha Bulla Qardas oo mataleysay Mandheera iyo kooxda Katalonia oo mataleysay degmada Baladxaawo taasi oo lagu xusayay dabaal daga 26-June






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







