
Degmada Luuq ee Gobolka Gedo oo ay maanta u fariisteen imtixaanaadka shahaadiga ee Qaranka in kabadan 90 arday oo wax ka barata dugsiyada degmada Luuq.
Xilli gabi ahaan dalka uu kafurmay imtixaanaadka Qaranka ayaa waxaa maanta degmada Luuq u fariistay inkabadan 90 Arday waxaana imtixaanka u daah-furay Gudoomiyaha degmada Luuq mudane Daahir Muxumed Nuur iyo masuuliyiin kasocota Wasaaradda Waxbarashada XFS.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







