
Wasiirka Waasaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowlada Jubaland, Mudane Maxamed Nuur Cali, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose.
Soo dhoweynta Wasiirka waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Dhoobley, Saraakiisha amniga iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, Agaasimaha guud ee Wasaarada iyo saraakiil iyo howl wadeeno katirsan Wasaarada ayaa qeyb ka ahaa soo dhoweynta wasiirka.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







