
Waxa maanta si rasmi ah degmada Afmadow uga daahfurmay imtixaanka qaranka ee fasalka 12aad, kaas oo ay u fariisteen ku dhowaad 50 arday, waana marki ugu horreyse abid, imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12aad looga fariisanayo degmada qadiimiga ah ee Afmadow.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







