
Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan oo howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa kulan looga hadlayay dardargalin howlaha gargaarka la qaatay Gudoomiyadda Hay’addda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SODMA.
Madaxweyne kuxigeenka kowaad waxaa kulanka ku wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland, Xildhibaan Faarax iyo masuuliyin kale.



![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







