Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Jubaland ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka

0
627
Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Dowladda Federalka Soomaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur.
Kulanka waxaa sidoo kale qayb ka ahaa Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid.
Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada guud ee dalka, amba-qaadista hannaanka dowladnimada Soomaaliya iyo xoojinta Amniga dalka.