Gudoomiyaha Degmada Doolow ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda amni barakacyaasha degmada Doolow ee gobolka Gedo

102
Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi Lafeey ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda amni ee Degmada kusoo maray qaar kamid ah deegaanada iyo xeeryaha barakacyaasha degmada Doolow ee gobolka Gedo
Gudoomiyaha ayaa inta uu ku sugna xeryaha barakacyaasha iyo deegaanada waxaa uu kulan looga hadlayay dardargelinta amniga Barakacyaasha la qaatay Maamulka iyo Hay’addaha.
Gudoomiyaha oo uu kormeerka ku weheliyey Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasadda Doolow Aadan bare Ali ayaa kulama gargaar ah la qatay Gudoonka xeeryaha barakacyaasha iyo deegaanada iyagoo kula dardaarmay inay laban-laabaan shaqada ay deegaanka u hayaan.
+9