ciidamada Xoogga Dalaka ayaa gacanta ku dhigay Gaari hub iyo saanad u siday argagixisada

93

Ciidanka Xoogga Dalka Gaar ahaan Ururka 86-aad ee guutada 77 ayaa gacanta ku dhigay Gaari Layla Calaawi oo hub iyo saanad kale u muuqday isku xirka .

Ciidanka oo xayay xogta gaarigan loo socday ayaa lagu qabtay deegaanka Maray-suuley oo u dhaw Xadka qayb ka mid ah galgaduud iyo shabelaha dhexe.
Deegaanada dhaca xadka gobolada shabeellada iyo dhexe ayaa ciidanku maleegayay waxaa socda howlgalo sifayn ah oo argagexisa lagu xiray jab koonfurta .