Guddi masuuliyiin ah oo ka arrinasanayo mashruuc muhiim u ah bulshada Jubbaland,

104
Guddi masuuliyiin ah oo ka arrinasanayo mashruuc muhiim u ah bulshada Jubbaland ayaa shir ku yeeshay magaalada Kismaayo
Kulankan oo ay isugu iyamaadeen qaar ka mid ah Agaasimayaasha Wasaraadaha Jubbaland, Maareeyaha wakaaladda biyaha iyo socday hay’adda Qaxootiga iyo Barakacaasha Jubbaland, iyo masuuliyiin ka socday hay’adaha Gargaarka ee ka howlgala deegaanada Jubbaland.
Goobta kulanka oo ay ku sugnaayeen guddiga tala bixinta mashruuca CXVU ayaa si wayn looga hadlay mashruucaasi iyo hadii ay jiraan caqabado uu wajahay mudadii lixda bilood ahayd ee uu socday.