Taliye Ciidanka Boliiska S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Caawa Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Casho Sharaf Sagootin ah ugu sameeyay Madaxa Xiriirka Dibada ee Ciidanka Booliiska Turkiga Mudane Gökhan DEMIRTOLA iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Turgay OLGUN,

72

Munaasabadan Cashada ah ee Loo sameeyay Masuuliyiintan Ka socda Turkiga waxaa Goob Joog ahaa Taliyha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Shiikh Muxiyadiin iyo Saraakiil kale,
Masuuliyiinta ka socda Dalka Turkiga ayaa Dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisho ka dib Casuumaad uu u fidiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyewd S/Guuto Sulub axmed Firin waxa ayna Wada qaateen Shirar mira dhal ah.