
Guddiga Maamulka doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay saddax kursi oo ka mid ah kuraasta lagu qabanayo doorashadooda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu shaaciyay in 9 Bishaan ilaa 10-ka la qaban doono Shaqada ah shaacinta Guddiga xulista Ergada, tababarista Ergada & qabashada araajida musharrixiinta, 11-ka Bishaan la diiwaangelin doono musharrixiinta Saddexda Kursi halka 12 Bishaan oo ku beegan Sabtida soo socota ay dhaceyso doorashada Saddexda kursi ee kala ah.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







