Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha oo kulan isxogwaraysi ah la yeelatay madaxda madasha Maankulan.

887

Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowlad goboleedka jubbaland ayaa kullan laqaadaatey madasha aqriska iyo qoraalka ee maan kullan oo kamid ah xarumaha kaqeyb qaata horumarinta iyo kob cinta garaadka dhalinyarada soomaliyed ee reer jubbaland.

Kullankani ay wasaarada layeelatay madasha maan kullan ayaa daarna is xog wareesi iyo isbarasho u dhexeeyey Wasaarada Dhalinyarada ciyaaraha iyo masuuliyiin ka socday hay’adda YBEER oo wasaarada dhalinyarada Ciyaaraha kala shaqaysa dhinaca horumarinta dhalinyarada Jubbaland.

Agaasimaha wasaaarada dhalin yarada iyo ciyaaraha Cabdi Raxmaan Cabdi Axmed oo kullanka, kadib warbaahinta lahadley ayaa kawar bixiyey kullankan ay laqaateen madasha maan kulan.