Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday wasiirka maaliyada Hirshabelle.

803

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle  Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ugu Magacaabay Dr Maxamed Maxamuud Cabdulle ( Maxamed Dheere )

War qad kasooo baxday xafiiska Cali Guudlaawe ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle , waxaana xilka sii hayn doona Maxamed Dheere oo madaxweynuhu uu si ku meel gaar ah ugu magacaabay xilkaasi.

Hoos ka aqriso warqadda Xilka qaadista