Howlgal Ciimadda Daraawishta Jubbaland ka sameeyeen deegaano Galbeedka Kismaayo oo lagu laayey xubno ka Tirsan Kooxda argagixisadda Al-shabaab

830

Howlgal qorsheeysan oo ay qaadaan ciidanka daraawiishta jubbaland ayaa ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab.

Ciidanka Jubbaland waxaa ay howlgalka ay ka sameeyen deegaanka Yaaq Bishaar oo Cabdalla Biroole u jirra ilaa 25km waxaana halkaas ku dileen labba ka midda meleeshiyaadka argagixisad ahaa.

Taliyaha Ciidanka Cabdalla Biroole oo khadka Telefanka Ku waraysanay ayaa sheegay Howlgalkaan ayaa ujeedkiisu ahaa la dagaalanka Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab iyo hortaga dhagarta ay bulshada u maleegayaan.