Wasaarada arimaha Dibadda soomaaliya oo si deg deg ah ugu yeertay Diblomaasiyiinta Qunsuliyadda...
Amar ka soo baxay xafiiska wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa lagu faray dhamaan diblumaasiyiinta iyo u qaybsanayaasha qunsiliyadda guud...
Maamulka Degaanka Baar-sanguuni ee gobolka jubada hoose oo ka warbixiyay xaalada guud...
Gudoomiyaha degaanka
baar-asanguuni xuseen axmed jinni ayaa waxa uu ka hadlay xalada degaanka gudoomiyahaayaa sheegay in Degaanku uu u baahan yahay Adeegyada Arimaha
bulshada...
Maxa ka jira in Ciidamada Tukiga ee ku sugan soomaaliya loo sameeyay mudda kordhin
Mudanayaasha Barlamaanka dalkaasi waxay shalay ansixiyeen
xilli-kordhinta Ciiddanka Turkishka ee ka hawl-gala Deegaanadda
Istaraatijiyadda ee ku yaalla Somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed
Gudiga kheyraadka aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya oo ka Horyimid Shirka Arimaha shidaalka ee...
Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu...
NISA oo Hub Alshaab kaga Soo furatay Gobolka Shabeelaha hoose ka Dib Howlgal halkaa...
Taliska
ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa wuxuu sheegay inuu
gacanta ku dhigay Hub ay leeyihiin Al-Shabaab ka dib markii ay...
Dowlada Kenya oo Markale ku celisay in ay xirayso Xeryaha Dhadhaab
Dowladda Kenya ayaa waxa ay markale
ku dhawaaqay in ay xirayso Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ka dib
markii ay kordheen falal Amnidaradda...
Tababar Socday 20 Cisho oo Lagu soo gaba Gabeyay Magalada kismaayo
Waxaa Magaalada
ee xarunta Gobolka jubada lagu soo gaba gabeyay Tababar lagu baranaayey
luuqadda lagula hadlo dadka maqalku ka maqan yahay
Wariye ka tirsan warbaahinta Qaran oo ku dhaawacmay qaraxii maanta ka dhacay degmada xamar...
Maxamed
ibraahim biibaaye oo ka mid ah wariyaasha warbaahinta qaran ayaa dhaawac fudud
ka soo gaaray Qaraxa ka dhacay
Maqaayad ku dhagan suuqa Muqdisho Mall...
Maamulka gobolka banaadir oo faafaahin ka bixiyay amarka ay ku soo rogeen Dadka wata...
Ciidanka
Booliska gobolka Banaadir ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay bilaabay howlgal
Ballaaran oo Magaalada Muqdisho looga aruurinaayay Mootooyinka ay waddaan
dhalinyaradda ee lagu Magacaabo Fekon.
Taliska CXDS oo Markale ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Maleeshiyaadka Alshabaab
Taliyaha
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe ayaa
ku dhawaaqay howlgal Ballaaran oo dhawaan ka bilaaban doona guud ahaan
Soomaaliya.






































