Kismayo Mayor Inspects town Clean-Up Campaign
The Mayor of Kismayo and Chairman of Kismayo District, Omar Abdullahi Mohamed, has conducted an inspection of a large-scale sanitation campaign currently underway across the city’s neighborhoods.
The clean-up initiative focuses on the rehabilitation and...
Wasaaradda Caafimaadka oo kormeer ku sameysay xarumaha caafimaadka waqooyiga Kismaayo.
Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Degmada Kismaayo, Mudane Maxamed Sheekh Aadan, qaar kamid ah shaqaalaha caafimaadka degmada iyo masuuliyiin ka socotay hay’adaha JUCRI iyo ABC, ayaa booqasho shaqo iyo kormeer ku gaaray qaar kamid ah...
Maamulka degmada Afmadow oo kormeeray furista marinada biyaha Lagta Lag-dheera
Guddoomiyaha Degmada Afmadow ahna Duqa Magaalada, Cabdiraxmaan Macallin Cali (Xaaji Maaji), oo ay weheliyaan Agaasimaha Maaliyadda iyo Taliyaha Nabadd-sugida Degmada, ayaa kormeer ku tegay dhammaan marinada lagta lag- dheera, halkaas oo ay ka socoto...
Jubaland Agriculture Ministry Ramps Up Flood Preparedness Along the Juba River
The Deputy Minister of Agriculture and Irrigation of the Jubaland State Government, Ugaas Ali Aden, has conducted a field inspection of several communities located along the banks of the Juba River in Kismayo District,...
Jubaland Health Ministry Strengthens Malaria Response Through Training Hospital Inspections
The Ministry of Health of the Jubaland State Government has conducted a comprehensive malaria capacity-building program for private hospitals in Kismayo, focusing on the prevention, diagnosis, and treatment of malaria.
The initiative also included inspections...
Jubbaland Ministry of Interior Concludes Workshop to Strengthen Kismayo Peace Committees
The Ministry of Interior of the Jubbaland State has concluded a four-day capacity-building workshop in Kismayo aimed at strengthening and operationalizing the district’s Peace Committees to enhance their role in conflict prevention and community...
Kismayo Local Government Officials Launch Public Awareness Drive on Flood Preparedness Ahead of Rainy...
The Mayor of Kismayo, Omar Abdullahi Mohamed, accompanied by the Deputy District Mayor and Secretary of the Local Government, Dahir Hussein Abdi, and the Deputy Chairman for Social Affairs, Najiib Barre Salad, has led...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland oo Kismaayo ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Guddiyada Nabadda
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi ku saabsan Xoojinta iyo Hawlgelinta Guddiyada Nabadda Degmada Kismaayo.
Aqoon-is-weydaarsigan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta awoodda iyo hawlgelinta Guddiyada Nabadda Degmada Kismaayo, si...
Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo Kismaayo ka furtay tababar ku saabsan ka hortagga iyo daaweynta...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubaland ayaa isbitaallada gaarka loo leeyahay ee magaalada Kismaayo u qabatay tababar ku saabsan ka hortagga, ogaanshaha iyo daaweynta cudurka duumada, iyadoo sidoo kale kormeer iyo qaybin daawooyinka...
Wasiir Ku-xigeenka Beeraha Jubbaland oo kormeeray deegaano ku yaalla jiinka Wabiga Jubba
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlada Jubbaland, Mudane Ugaas Cali Aadan (Sonkor) ayaa waxa uu kormeer shaqo ku tagay tuulooyinka dhaca jiinka wabiga Jubba ee ka tirsan degmada Kismaayo, kuwaas oo...







































