Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo soo gaaray magaalada kismaayo

1083

 

Ra’iisul wasaare XFS mudane Xasan Cali Kheyre  iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada kismaayo

Waxaana garoonka diyaaraha ku soo dhaweyay madaxwenaha Dowlad Goboleedka jubbaland mudane axmed maxamed islaam

Waxaa sidoo kale ka qayb galay soo dhaweynta masuuliyiin iyo Qeebaha kale ee bulshada

Iyadoo lagu wado Ra’iisul wasaraha in goob fagaaro ah kula hadlo Shacabka magaalada kismaayo ayna shacabka ku sugan yihiin Isgooska aargada ee magaalada kismaayo