Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka Dowladda Jubaland oo Ciidamada Kenya kala hadlay Amniga iyo Saameynta El Niño

0
14

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Jubaland, Mudane Maxamed Cusmaan Jamaac ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah Hawlgalka Nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, waxayna inta badan ka wada hadleen iskuxirka amniga iyo gargaarka bini’aadantinimo, gaar ahaan xiligaan oo aad looga walaacsan yahay saameynta suurtagalka ah ee ka dhalan karta xaaladda El Niño, si loo yareeyo khasaaraha loona ilaaliyo nolosha iyo deegaanka