Jubaland oo qaadacday hindise-sharciyeedka dhismaha golaha culimada soomaaliyeed.

0
1

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Jubaland iyo Guddiga Culimada Jubaland ayaa soo saaray bayaan ay ku qaadacayaan Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo ay diyaarisay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo-xileedkeedu dhammaaday.