
Dhagayso: Fariin ku saabsan muhiimadda saxuurta iyo cuntooyinka ugu wanaagsan ee lagu cuno saxuurta, iyo sida ay qofka uga caawiyaan adkeysiga maalinta soonka, oo ay idiin soo gudbisay TAYSHA Consulting oo kaashanaysa RDI, waxaana maalgeliyey Mashruuca Cunnada Adkeysiga Cimilada ee GIZ, oo taageero ka helaya Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Jubbaland.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)




