Guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland oo shaaciyay boos shaqo oo banaan

297

Guddiga shaqada iyo shaqaaalaha rayidka ah ee Jubbaland ayaa shacabka Soomaaliyeed u soo bandhigay boos shaqo oo ka banaan Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland.

Guddiga ayaa shacabka Soomaaliyeed ee buuxiyay shuruudaha lagu xidhay helidda shaqadan ay codsiyadooda shaqo doon guddiga ugu gudbiyaan xilliga la cayimay gudihiisa iyaga oo u soo maraya wadada ku xusan qoraalka uu guddiga ku xayaysiiyay booskan shaqo.