
Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Golaha ayaa u codeeyay in Biixi loogu kordhiyo muddo xileedkiisa laba sano ah – si loogu diyaar garoobo Doorashada.
Mucaarad Somaliland ayaa si adag u diidanaa Muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha Biixi – iyaga oo dhigay bannaanbaxyo rabshada wata oo ka dhan ah Xukumadda.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







