
Mudaneyaasha baarlamanka dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta isugu yimid Kalfadhigii 2-aad fadhigiisii 9-aad oo ay soo xaadireen 43 Mudane ayaa ka doodaya arrimo ku saabsan doorashooyinka, shirka uu ku baaqay madaxweynaha iyo arrimo kale oo muhiim ah.
- Mudaneyaasha oo shirkoodu hadda socdo ayaa ajandaha looga doodayo waxaa kamid ah;
- Muddo kordhinta soo dhisidda xukuumadda dowlad goboleedka Jubbaland
- Ilaalinta dastuurka federaalka Soomaaliya
- Arrimaha doorashooyinka
- Kuraasta laga wareejiyay deegaan doorashadoodii iyo weliba shirka uu ku baaqay madaxweynaha
Radio Kismaayo kala soco faahfaahinta goordhow Insh’allah.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)




















