Deg-Deg: Baarlamanka Jubbaland oo ka doodaya arrimaha doorashooyinka iyo shirka uu ku baaqay madaxweynaha

215

Mudaneyaasha baarlamanka dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta isugu yimid Kalfadhigii 2-aad fadhigiisii 9-aad oo ay soo xaadireen 43 Mudane ayaa ka doodaya arrimo ku saabsan doorashooyinka, shirka uu ku baaqay madaxweynaha iyo arrimo kale oo muhiim ah.

  • Mudaneyaasha oo shirkoodu hadda socdo ayaa ajandaha looga doodayo waxaa            kamid ah;
  • Muddo kordhinta soo dhisidda xukuumadda dowlad goboleedka Jubbaland
  • Ilaalinta dastuurka federaalka Soomaaliya
  • Arrimaha doorashooyinka
  • Kuraasta laga wareejiyay deegaan doorashadoodii iyo weliba shirka uu ku baaqay        madaxweynaha

Radio Kismaayo kala soco faahfaahinta goordhow Insh’allah.