
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Jubaland, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin dagaalka Khawaariijta, xaaladda guud ee siyaasadda dalka, iyo qodobo kale oo muhiim ah.




