DHAGEYSO:Taliyaha saldhiga degmada Luuq oo ka warbixiyay tahriibayaal lagu qabtay degmada Luuq

0
474
Taliyaha saldhiga degmada Luuq ee gobolka Gedo Cornel Diyaad Cabdi kaliil ayaa ka warbixiyay dhalinyaro tahriibayaal ah oo lagu qabtay degmadaas , xili ay safar u sii ahaayeen dhanka dalka Ethiopia.
Dhalinyaradaan waxa ay gaarayaan ku dhawaad illaa 20 waxaana ay iskugu jiraan gabdho iyo wiilal .

Qofkii garanaya hakala soo xariiro Saldhiga Booliska Degmada Luuq ayaa lagu hayaa

Dhageyso: