Dhageyso: Qeybta 2aad Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Doorka dhalinyarada ee dhismaha nabadda iyo horumarka

95

 

Qaybtan si lamid ah qaybtii hore waxaan diirada ku saareynaa doorka dhalinta ee dhismaha Nabadda iyo horumarka maadaama uu yahay mowduuc balaaran iyadoo aan ognahey in dhalinyarada  ay yihiin laf-dhabarta dhismaha nabadda iyo horumarka, waxayna door muhiim ah ka ciyaaraan abuurista bulshooyin xasilloon oo barwaaqo ah.