
Taliyaha saldhiga degmada Luuq ee gobolka Gedo Cornel Diyaad Cabdi kaliil ayaa ka warbixiyay dhalinyaro tahriibayaal ah oo lagu qabtay degmadaas , xili ay safar u sii ahaayeen dhanka dalka Ethiopia.
Dhalinyaradaan waxa ay gaarayaan ku dhawaad illaa 20 waxaana ay iskugu jiraan gabdho iyo wiilal .

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)








