
Magaalada Kismaayo oo si wayn looga dareemayo udiyaargarowga Munasabada Ciidul Fidriga waxaa wadooyinka halbowlaha u ah magaalada ku xardhan boorar ka tarjumaya Munaasada Ciida ee bari sidookale Ciidamada Ammaanka ayaa si wayn u adkeeyay xaalada ammaan ee magaalada si dadka ay farxad iyo nabad galyo ugu ciidaan.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







