
Taliyaha guutada 23-aad ee Gungaar, Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa saraakiisha ciidanka xasilinta Caasimadda kula dardaarmay in ay daacad u noqdaan u shaqeynta shacabka.
Gaashaanle Aadan Jeelle ayaa sheegay in sarkaalka qabta shaqa wanaagsan lagu abaal marin doono dallacsiin, sida ay horay u ballan qaadeen madaxda Qaranka.
Taliyaha Ciidanka xasilinta ee guutada Gungaar ayaa Saraakiisha faray in ay ka dhabeeyaan dhaartii ay mareen, taas oo ah mid u mareen in ay si hufan ugu adeegayaan bulshada ku nool

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







