Agaasimihii hore ee hey’adda NISA Mahad Salaad oo maanta xilka ka degay ayaa u mahad celiyey madaxda qaranka, isagoo soo dhaweeyey magacaabidda agaasimaha cusub ee hey’adaas Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).