Gudoomiyaha degmada Doolow oo kulan la qatay Odayasha dhaqanka, Waxgaradka, nabadoonada iyo Culimada,

142
Gudoomiyaha degmada Doolow Mohamed Abdi Hussein Lafey oo kulan la qatay Odayasha dhaqanka, Waxgaradka, nabadoonada iyo Culimada degmada ayaa kala hadlay adkeynta Amniga iyo sidii la iskaga kaashan lahaa dagaalka argagixisada, Xaalada degaanka iyo adkeynta xaduudaha Amnigoda ayaa lagu balamay in lagala shaqeeyo Maamulka Degmada iyo laamaha ammaanka,
Gudoomiyaha Doolow Mohamed Hussein Abdi Lafey ayaa sheegay in dadka deegaanka ay dani ugu jirto inay ilashahadaan xasilonidoda degaankana ay horumar u horseedi donto,
Sido kale Gudoomiyaha ayaa odayasha dhaqanka ee deegaanka kala hadlay in qoysaaska reer miyiga ee walalaha ah oo wada daga dhul-dhaqsimeedka in aysan ku dagalimin burwaqada illaahay oo ay tahay mid wada kaafin karta,