Robab xoogan oo wata dabeylo ayaa ka da’ay deeganka buula gudud oo hoos imaado Degmada kismayo qiyas ahaana u jira 30 km waxaana Roobab-kaas saameeyeen dadka ku nool deegaamada Waqooiga Kismaayo.
Guddoomiyaha deegaanka buulada guduud mahad matan buule oo wareysi gaar siyay idaacada Radio Kismaayo ayaa ka hadlay khasaaraha uu gaystay roobabka,waxaana uu sheegay godoomiyaha ilaa 25 Guri in Roobka ay ku dumen.