
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jubaland H.E Abdinasir Serar Mah ayaa shir guddoomiyay shirka billaha ah ee Wasaaradda.
Shirka waxaa ka qeyb galay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda, Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan iyo Lataliyeyaasha Wasaaradda, Intii uu socday shirka waxaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha waxbarashada, horumarinta tayada adeegyada iyo xoojinta wada shaqeynta gudaha Wasaaradda.
Wasaaraddu waxay sii wadi doontaa dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada iyo kobcinta aqoonta bulshada Jubaland.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







